image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kate Foster oo u hambalyesay golaha wasiirrada Soomaaliya ee la ansixiyey

Muqdisho (Onkod Radio)— Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya, Kate Foster, ayaa u hambalyeysay golaha wasiirrada ee cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Waxey sheegtay inay rajeyneyso in dowladda Soomaaliya ay u qalab qaadato mudnaan kala siinta hawlaha horyaalla, sida ammaanka, dibu heshiisiinta, iyo arrimaha bani’aadanimada, si dhammaan dadka Soomaaliyeed loo gargaaro.

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyey xukuumadda cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada soo xaadirtay baarlamaanka, ayaa aheyd 237, halka ay oggolaadeen 229 xildhibaan ansixinta, 7 xildhibaan way ka horyimaadeen ansixinta, hal xildhibaanna uu ka aamusay cod qaadista.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.