image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Karaash ”Somaliland ha joojiso rabashadaha ay ka wado Ceergaabo”

Garoowe (ONKOD)  Dowladd goboleedka Puntland ayaa maamulka Soomaaliland ugu baaqay in ey joojiso qilaafyada ey dadka iskaga horkeenayaan kaas oo ay kawadaan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Sidoo kale, War qoraal ah oo uu soo saaray Axmed Karaash ayuu kusheegay in ey joojiyaan ciidanka Soomaaliland ey geeyeen Ceerigaabo iyagoo halkaas kawada iska horkeenid bulsho.

Dhanka kale, Axmed Karaash ayaa Soomaaliland ugu baaqay in si deg deg ah uga saaran ciidankooda magaalada Ceerigaabo wuxuuna ku hanjabay hadii eysan Soomaaliland kasaarin ciidankooda ey lakulmi doonaan wexey fileynin.

Hadalkan kasoo baxay Axmed karaash ayaa kusoo aaday xili mudooyinkii lasoo dhaafay ciidanka Soomaaliland dhaq-dhaqaaqyo kawadeen gobolka Sanaag.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.