image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Islamic Jihad oo guul ka sheegatay dagaalkii Qaza ka dib xabad joojintii ay wada-gaareen Israa’iil

Gaza (Onkod Radio) — Warshadda Korontada ee kaliya ee ku taal Qaza ayaa dib u bilowday shaqadeeda koronto dhalinta, ka dib markii ay heshiis xabad joojin ah kala saxiixdeen Israel iyo dagaalyahanada Islamic Jihad.

Xuduudda ayaa dib loo furay waxaana dib u bilowday keenista shidaalka muhiimka ah; isbitaallada ayaa sheegay in ay la daalaadhacayaan agab la’aan soo wajahday.

Xabbad joojinta oo ay garwadeen ka ahayd Masar, ayaa u muuqata in ay soo afjartay saddex maalmood oo colaad ah, oo ay ku dhinteen in ka badan afartan Falastiiniyiin ah.

Israa’iil ayaa duqeysay wax ay ku sheegtay in ay yihiin goobaha Jihaadka Islaamiga ah ee Gaza,halka kooxdan hubeysani ay boqolaal gantaal oodda uga qaadday Qudus iyo Tel Aviv.

Islamic Jihad ayaa ku dhawaaqday guul inkastoo ay waayeen labo taliye oo sarsare.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.