image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hogaamiyayaasha Afrika oo soo dhaweeyay heshiis ay gaareen Ukraine iyo Ruushka

Muqdisho (Onkod Radio) –  Hoggaamiyayaasha Koonfur Afrika, iyo Ivory Coast, ayaa soo dhoweeyay heshiis ay kala saxiixdeen Ukraine, iyo Ruushka, oo dhigaya in Qamadiga iyo Galleyda laga dhoofiyo dekedaha Ukraine.

Waa heshiiskii ugu horreeyay ee ugu weyn oo ay ku lug leeyihiin xukuumadda Moscow, iyo Kyiv, tan iyo markii ay bilowdeen iskahorimaadka bishii Febraayo – waxaana looga golleeyahay in hoos loo dhigo qiimaha sare ee badarka, iyo in dib loo soo celiyo saadka dalalka hadda ay cunto yaraantu ka jirto.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.