image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hirshabelle oo magacaawday Gole Wasiirro oo ka kooban 80 xubnood

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa ugu dambeyn magacaabay golihii wasiirrada ee ugu horreeyey ee maamulkiisa uu yeesho tan iyo markii xilkaas uu qabtay.

Cali Guudlaawe ayaa laga sugayey golaha wasiirada muddo laba sano ku dhow oo uu xilka hayo, ayada oo maamulkiisa inta badan uu muddadaas dhexda uga jiray xiisad siyaasadeed.

Golaha wasiirada HirShabeelle oo la shaaciyey saqdii dhexe ee xalay ayaa guud ahaan ka kooban 80 wasiir, wasiir ku-xigeen iyo wasiiru dowlayalaa. Waa 27 Wasiir, 26 wasiiru-dowle iyo 27 wasiir ku-xigeen. 

HirShabeelle ayaa noqotay maamulka ugu badan tirada wasiirada oo xitaa la filayo inay ka sare marto xukuumadda federaalka, waana maamulkii ugu horeeyay ee wasaarad kasta u sameeya wasiiru-dowle.

Hoos ka aqriso magacyada

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.