image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Haweeney Soomaaliyeed oo Holland Lagu Xukumay Taageeridda Al-shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda Holland ayaa waxaa ay xukun ku ridday Haweeney Soomaaliyeed, oo haysata dhalashada dalkaas, kadib markii  lagu soo eedeeyay in ay lacago boqolaal dollar ah ugu deeqday ururka Al-Shabaab, oo dagaal kula jira dowladda Soomaaliya iyo ciidanka nabad ilaalinta midowga afrika ee ATMIS.

Haweenayda ayaa waxaa magaceeda lagu sheegay Farxiya Xasan oo 38-jir ah, ayaa aad uga yar 8-dii sano oo ay dacwad-oogayaashu dalbadeen in lagu xukumo gabadhaas, kadib markii maxkamadda la horgeeyay ku talla degmada Alexandria ee dalka Mareykanka ay  ku heshay in ay taageero dhaqaale siiso Alshabaab.

Maxkamadda ayaa waxaa ay Farxiya Xasan ku xukuntay 3 sano oo xabsi ah, Haweeneydaan, oo leh lix carruur ah, ayaa magangelyo ka heshay dalka Holland, iyadoo dhallinyaro ah, waxayna degtay magaalada Terneuzen, waxaana lagu soo eedeeyay in ay dhaqaalo u dirto Al-shabaabka Soomaaliya ku sugan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.