image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

HADDA : Askar ku dhintay kuna dhaawacmay qarax ka dhacay Beledxaawo

Beledxaawo (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada  Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo u gaystay askar ka  tirsan Hay’adaha amaanka degmadaas.

Sida wararku ay sheegayaan qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu aaso , kaas oo oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen saraakiil iyo ciidan ka tirsan kuwa xoogga dalka.

Inta la xaqiijiyay laba askari ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxa

Dhaawacyada askarta ayaa la sheegayaa in   mid ka mid ah uu xaaladiisa halis tahay.

Maamulka degmada oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in wax faahfaahin ah uu ka bixiyo qaraxan lala eegtay ciidan ka mid ah kuwa amaanka degmada.

Wararkii ugu danbeeyay ee la helayo ayaa sheegaya  in xaaladda hadda ay tahay mid degan oo ciidanka ay wadaan howlgalo ay ku sugayaan amniga degmada

Dhawr jeer sidan oo kale ayaa ciidamo ka tirsan maamulka degmada qaraxyo lagula eegtay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.