image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha cusub Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Dowladda Hoose

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasimayaasha guud ee Dowladda hoose Xamar isagoo ka dhageestay warbixin ku aadan howlaha ay masuulka ka yihiin iyo caqabadaha jira.

Guddoomiye Madaale ayaa Agaasimayaasha uu kulanka uu la qaatay kula dardaarmay in ay si hufan ugu qidmeeyaan bulshada Caasimadda, isla markaana laga fogaado wax kasta oo la xariira musuq maasuq.

Madaale ayaa la magacaabay toddobaadkii hore 9-ka bishan September asagoona baddelay guddoomiyihii hore ee Cumar Finish.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.