image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Go’aano adag oo laga soo saaray doorashooyinka PUNTLAND.

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa si aad ah ugu socda Ololaha doorashada , ee madaxtinimada maamulkaas waxaana  ku sugan  musharaxiin.

Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Guddiga amniga doorashooyinka , kaas oo muran ay ka qabaan , xubnaha qaar ee tartamaya.

Go’aan ka soo baxday guddiga ayaa lagu mamnuucay in gebi ahaanba wax hub ah lagu dhex qaato magaalooyinka Puntland inta lagu jiro wakhtiga doorashada.

Musharrixiinta u tartamaya doorashada Puntland ayuu sidoo kale guddigu ka mamnuucay in ay wax gaadiid dagaal ah ku dhex maraan caasimadda Puntland ee Garoowe.

Guddiga amniga ayaa sidoo kale faray saraakiisha iyo ciidamada ku sugan garoomada diyaaradaha iyo baraha koontarool ee laga soo galo Puntland in ay hubiyaan cid kasta oo soo galeysa Puntland.

Magaalada  Garoowe ee Puntland waxa  ka socda kulamo , siyaasadeed , waxaana lagu  wadaa in  lagu qabto doorashada madaxtinimada , waxaana jira wali , dhaliilo ku saabsan hanaanka hadda uu wax u wado saciid Deni.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.