image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood ‘’- Shir muhiim ah.

Laascanood (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolkaSool  waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shir guud oo ay leeyihiin Odayaasha iyo isimada maamulka SSC- Khaatumo.

Magaalada waxaa la filayaa in ay  gaaraan xubnaha ka qayb galaya shir muhiim ah oo uu ku baaqay Hoggaamiyaha maamulkaas Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye.

Hoggaamiye Firdhiye ayaa dhammaan hoggaanka dhaqanka SSC ku wargeliyay in ay soo xaadiraan shir deg deg ah ku saabsan marxaladda siyaasadeed ee taagan.

Wararka ayaa sheegaya in shirka looga arrinsanayo go’aanka ku habboon ee laga qaadan karo arrimaha doorashada Puntland gaar ahaanna xulista xildhibaannada.

17-ka xildhibaan ee Baarlamanka Puntland waxaa  ka taagan dood  adag taas  oo qayb ka ah waxyaabaha ugu badan ee looga hadli doono shirka deg deg ah ee uu ku baaqay hoggaamiyaha SSC Khaatumo

Shirkan  ayaa lagu wadaa  in ay ka soo baxaan qodobo muhiim oo ku saabsan hanaanka maamul iyo sida ay tahay in laga yeelo xildhibaanada Puntland ee ka soo galay Sool iyo Sanaag.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.