image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

FBI oo baaritaan ku sameysay guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka

Washington (Onkod Radio) — Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in gurigiisa oo ku yaalla gobolka Florida ay weerareen ciidamo ka tirsan FBI-da Mareykanka, kuwaasoo jebiyay qasnaddiisa sida uu sheegay.

Ma uusan joogin dhismaha Mar-A-Lago wakhtigaas. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay weerar ay qaadeen xisbiga Dimuqraaddiga Bidixda oo ka cabsi qaba inuu u tartamo madaxtinimada dalkaas sanadka 2024-ka.

Qareenka magaalada Palm Beach ee gobolka Florida, Dave Aronberg, ayaa BBC u sheegay in si loo helo warqadda baaritaanka FBI-da ay u baahnaan lahayd in ay tusiyaan in uu jiro cadeymo muujinaya dambi ka dhacay guriga Mr Trump.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.