image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diyaarad Ku Burburtay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cadde

Muqdisho (Onkod Radio) – Shil diyaaradeed ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku burburtay diyaarad sida dad shacab ah, sida ay muujinayaan xog iyo sawirro.

Sida Onkod ay u xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay waxaa shilka uu ka dhashay mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Jubba Airways, taas oo lasoo wariyey inay burburtay gebi ahaan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in diyaaraddu ay shilka gashay, xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha garoonka, waxaana ka dhashay dab xoogan oo markii dambe lagu guuleystay in la damiyo, balse burburiyey diyaaradda

Diyaaradda ayaa sameysay duulimaad gudaha dalka ah, waxayna dad shacab ah oo tiradooda lagu sheegay 30 qof ay kasoo qaaday magaalada Baydhaba.

Waxaa lasoo bad-baadiyey dhammaan rakaabka la socday diyaaradda oo neeceedu ahaa Fokker 50, mana jiro khasaare dhaafsiisan burburka diyaaradda shirkadda Jubba Airways, sida aan xogta ku helnay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.