image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal ka dhacay Galbeedka Beledweyne Faah Faahin

Muqdisho (Onkod Radio)— Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel-Cadde oo 60 Km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ku dagaalameen Ciidamada maleeshiyaadka Macawiisleyda & Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerareen degaanka Ceel-Cadde, halkaas oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadka kooxda Macawiisleyda, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho 7 dhaawac ah.

Dada degaanka Ceel-Cadde ayaa waxaa ay sheegeen in hubka cul culus oo ay is weeydaar sanayeen labada dhinac siweyn looga maqlay degaanka iyo deaannada ku dhow, isla markaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac kasoo gaaray dagaalka.

Laamaha Amniga  Gobolka Hiiraan ayaan weli ka hadlin dagaalka, hayeeshee wararka aan helnay ayaa sheegaya in ay tegi doonaan degaanka Ceel-Cadde ee lagu dagaalamay ciidamada dowladda si ay garab u siiyaan Ciidamada maleeshiyaadka macawiisleyda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.