image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamo loo daabulay degaano colaad ay ka jirta oo Galgaduud ah.

Muqdisho (Onkod Radio)— Degaannada maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo gaar ah loo daabulay si ay uga qayb qaataan daminta xiisad dagaal oo ka jirta degaanada maamulka Galmudug.

Ciidamo ka socda qeybta 21aad ee Dowladda Soomaaliya qayb ka ah kuwa la doonayo in ay ka qayb galaan in ay kala qaadaan maleeshiyaadka isku hor fadhiya degaano hoos yimaada Degmada Caabudwaaq.

Degaanka laba-gale oo deganka Dhabad kaga beegan dhanka Koonfureed ayaa ah goobaha la doonayo in ciidanka ay gaaraan halkaas oo ubuc u ah dagaalada salka u haya , qabaa’ilka ee ka taagan gobolka galgaduud.

Wararka RBC uu ka helayo halka dagaalada ay ka socdaan ee ciidanka loo diray ayaa sheegaya in labada maleeshiyo beeleed wali ay is horfadhiyaan isla markaana mararka qaar la maqlayo dhawaqa rasaasta.

Maamulka Galmudug ayaa xooga saaraya , wax ka qabashada qul qulutooyinka salka ku haya qaaa’ilka ee inta badan ku soo noq noqda degaanada maamulka Galmudug.

Dhanka kale : Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay Guddi ka qayb qaata xal ka gaarista khilaaf gacan ka hadal ah oo u dhaxeeya laba beel oo wada dega gobolka galgaduud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.