image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

Raxanreeb (ONKOD ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu weeraray , Xaafada  Buulaxuubay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Ciidamo dhar cad ah ayaa la sheegayaa in qaraxan lala eegtay ciidamo ka qayb qaadanayay sugida amniga caasimada ee Muqdisho.

Waxaa la sheegay in qaraxan la galiyay goob ay fariisan jireen , waxaana jirin khasaare soo gaaray ciidanka weerarka lagu qaaday.

Labo askari ayaa ku waxyeeloobay weerarkan qaraxan ee ka dhacay xaafadda Buulaxuubeey ee magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan Dowladda ayaa bilaabay howlgal ay ku doonayeen in ay ku soo qabteen shaqsiyaadkii ka danbeeyay weerarkaas qaraxa ahaa.

Shalay ayay ahayd markii sidan oo kale ciidamo ka tirsan Dowladda qaraxa lagula eegtay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.