image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

PUNTLAND : Soo xulida Barlamaanka oo xowli ku socota.

Garoowe (ONKOD) Deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya oo ka bilowday soo xulista xubnaha Barlamaanka ee bedeli doono...

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta

Doha (ONKOD ) War ka soo baxay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu bogaadiyay deyn...

FAROOLE oo biiray xal ka gaarista khilaafka doorasho ee Puntland , maxaa socda...

Garoowe (ONKOD ) MagaaladaGaroowe ee Puntland waxaa ka bilowday dadaalo kale oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada siyaasadeed...

Muxuu ka dhigan yahay heshiiska shirkada Shisheeye ku dhisayso Dekada Hobyo ?

Hobyo (ONKOD) Degmada Hobyo ee gobolka  Mudug waxaa ka qabsoomay kulanka  Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo looga hadlayo arrimo...

Xuutiyiinta oo weeraray Markab ku sii jeeday Israa’iil

Sanca (ONKOD) Kooxaha   xuutiyiinta ee awoodda ku leh  Yeman ayaa gantaal ku dhuftay Markab laga leeyahay dalka Holand oo...

Ifraax Maxamuud Cumar oo ka mid ah masuuliyiinta Maxkamada Sare oo Muqdisho lagu weeraray.

Muqdisho (ONKOD )- Ifraax Maxamuud Cumar oo  ka mid ah shaqaalaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa caawa abaaro 07:30...

KARAASH oo yiri ‘’ DENI waa keliye taliye, digniin baa u jeedinayaa ‘’

Garoowe (ONKOD) Waxaa soo ifbaxaya khilaaf salka ku haya arrimaha doorashooyinka kaas oo u dhaxeeya madaxwayne Saciid Cabdullaahi DENI...

DENI oo dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka

Garoowe (ONKOD) Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gaba gabeeyay la tashiyada ku saabsan guddiga...

SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya

Muqdisho(ONKOD) Maanta waa Maalinta Xuquuqul Insaanka oo sannad walba caalamka laga xuso 10ka bisha Disembar. Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya...

120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.

Muqdisho (ONKOD) Waxa isa soo taraya dadka ku dhintay daadadka iyo roobabka ka da’ay meelo ka mid ah Soomaaliya...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.