image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Madaxweynaha Somaliland oo safarkiisi ugu horeeyay ugu amba-baxay Imaaraatka Carabta

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabullaahi ( Cirro) ayaa saakay u amba-axay dalka Imaaraatka Carabta. Dowladda Imaaraatka ayaa...

Does Minister Meri Rantanen, a Finnish far-right party member start county and municipal elections...

Finland’s minister of interior affairs and far-right party member Meri Rantanen visited Somalia to find a way to deport...

Haweenkii la heystayaasha ahaa oo gaaray Israa’iil

Afartii haween ee askarta aheyd una dhashay israa’iil oo ay heysteen kooxda Xamaas, oo goor sii horeysay ay sidayeen,...

Ciidanka Puntland oo toogtay nin ajnabi ah oo doonayay inuu qarax ku aaso magaalada...

Ciidanka ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa toogtay nin ajnabi ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasi oo gudaha magaalada...

Xamaas iyo Israa’iil oo maanta is dhaafsanaya Maxaabiis ay kala heystaan

Xamaas ayaa shaacisay afar la heyste oo maanta lasii deyn doono tan oo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta Qasa. Waxay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay...

Kooxda Al-shabaab oo weerar ku biloowday qaraxyo ku qaaday degmada Masagawaa

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakay aroornimadii hore ay kooxda Al-shabaab ku qaaday degmada...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan Birmadka Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Tababar kor loogu qaadayo xirfadooda u soo xiray Ciidamo...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay...

Danjiraha safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo kulamo la qaatay madax kala duwan

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa Amb. Mohamed Sheikh Issak, ayaa kulan la qaatey agaasimaha guud ee gobalka Hay’adda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha