image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11aad.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay...

Munaasabadda dhaarinta xildhibaannada oo ka socota Afisyooni

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waxaa goordhow si rasmi ah teendhada Afisyooni uga bilaabatay munaasabadda dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka...

Kenya oo ka faaiideysaneysa Badda Soomaaliya ay u xukuntay Maxkamadda ICJ.

Muqdisho (Onkod Radio) – 6 Bil ayaa laga joogaa Xukunka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ICJ Soomaaliya, ay u xukuntay badda...

Maxkmadda London oo go’aan ka gaartay kiiskaAli Harbi Ali ee dilka xildhibaan David Amess

Muqdisho (Onkod Radio) – Cali Xarbi Cali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah...

Maxay Maxkamadda Sare ka tiri qaadista dacwadda doorashada xilli Fahad uu dacwad ka gudbiyay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Tan iyo markii uu Fahad Yaasiin, u gudbiyay dacwad ka dhan ah, go’aamada guddiga FEIT Maxkamadda...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Iyo Sanataro kale ayaa si rasmi u qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT, ayaa maanta Shahaadada rasmiga ah, siiyay Xildhibaanno...

Cali Xarbi, Xildhibaanka aan dilay ee David Amess, waxa uu dhibaato ku ahaa Muslimiinta

Muqdisho (Onkod Radio) – Nin asal ahaan Soomaali ah, oo loo haysto dilka xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka UK, Sir...

Gaari qarax looga shakiyay oo villa Soomaliya lagu qabtay

Muqdisho (Onkod Radio) – War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Somalia, ayaa sheegaya in gaari uu watay...

NISA oo ka digtay khatar Amni oo ku foodleh Rooble iyo Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa digniin maldahan oo ay soo saartay ku shaacisay...

RW, Rooble oo amray in Soomaaliland loo fasaxo $11.7 Milyan oo ku jirta xisaabta...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa amray in si deg deg ah, loo fasaxo lacag dhan $11.7 milyan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.