image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Muqdisho oo markii ugu horreysay si toos ah ugu xirantay qaaradda Yurub

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa soo afjartay duulimaadkeedii Istanbul-Jabuuti-Muqdisho ayada oo ku beddeshay laba duulimaad...

Al-jazeera oo maxkamadda ICC u gudbisay kiiska dilkii Shireen

Doha (Onkod Radio) — TV-ga Aljazeera, ee waddanka Qatar, ayaa maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC u gudbin doona...

Rooble oo madaxweyne Xasan u jeediyay fulinta arrin uu ku fashilmay Farmaajo

Muqdisho Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu abaal-marinayay guddiyadii iyo...

Maxkamad ridday go’aan xasaasi ah oo ka dhan ah Trump iyo carruurtiisa

New York Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump waa in isaga oo dhaaranaya ka jawaabaa...

DFS oo Imaaraadka kala wareegtay $9.6 Milyan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Imaaraadka Carabta kala wareegtay lacag gaareyso 9.6...

Golaha wasiirrada ayaa ansixiyay miisaaniyaddii ugu badneyd

Muqdisho (Onkod Radio ) – Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo maanta uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen...

Safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo aad u ammaanay awoodda ciidan ee Finland

Muqdisho (Onkod Radio ) – Doughlas Hickey, safiirka Mareykanka u fadhiya Finland oo wareysi siiyay Fox News ayaa sheegay...

76 jirka ku howlan jirdhiska lehna jiimka ugu faca weyn Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guri gaboobay oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, waxaa ku yaalla xarun lagu...

Taliyaha cusub ee hay’adda NISA oo la magacaabay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, ayaa Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya,...

Gebagebadii Tababarka Saxafiyiinta, Safiirka UK iyo Xoghayaha Guud ee SJS ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ka...

#Muqdisho (Onkod Radio ) – 26 May 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, ayaa soo gebagebeeyay tababar socday...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.