image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Somaliland oo si weyn uga hortimid go’aan kasoo baxay DF oo lagu kala qeybiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga hortimid sida ay dowladda federaalka Soomaaliya, u go’aamisay...

Safiirka Mareykanka oo shaaciyay arrin ka go’an madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shaqada ka joojiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyey wasiirka arrimaha...

Aabe Carruurtiisa Ku Dilay Gaalkacyo

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wara.r dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa Aabe subaxnimadii saakay ilmo uu dhalay ku...

Xasan sheekh oo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Xil u magacaabay

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha...

Deg Deg, Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda + sababta

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyey wasiirka...

Madaxweyne Xasan Sheekh, oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd magacaabay xilkii u horeeyay, kaasi oo...

Shanta arrimood uu Famaajo uga duwan yahay madaxweynayaasha kale

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si rasmi maanta xilka ugu wareejiyey Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud...

Muxuu Farmaajo ku wareejiyay Xasan Sheekh ?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta si rasmi ah xilka...

Farmaajo oo shaaciyay xogta askartii la geeyay Eritrea iyo Madaxweyne Xasan oo jawaab bixiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo khudbad ka jeediyey munaasabadda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.