image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

DFS oo ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn diyaaradeed oo xalay laga fuliyay gudaha degmada Aadan Yabaal ee gobolka...

Kooxda ‘AS’ oo la wareegay degmada Aadan Yabaal

Wararka anu ka heleyno degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in goordhaw ay degmadaasi la wareegeen...

Mareykanka oo dhimaya awooda Safaaradiisa Muqdisho, halka kuwo kalana uu xirayo

Dowladda Mareykanka, ayaa la sheegay in ay xiri doonto ku dhowaad 30 Safaaradood  iyo Qunsuliyeed oo ay ku lee...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta diiwaan-gelinta codbixiyaasha degmada Shangaani

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta diiwaan gelinta codbixiyeyaasha ee degmada...

Ciidamada RSF ee Suudaan oo ku dhawaaqay dowlad gaar ah

Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee RSF ayaa ku dhawaaqay dhismaha dowlad ka soo horjeedda ciidamada qalabka sida ee dalkaas,...

Dagaal xooggan oo ka socda degmada Aadan Yabaal

Faa faahino dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal ay saakay aroornimadii hore ay Al-shabaab ku qadeen saldhig ciidanka dowladda...

Faah faahino kasoo baxeysa dagaal ka dhacay tuulada Hamacaduur ee gobolka Galgaduud

Warar dheeraad ah  ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidanka deegaanka iyo Al-shabaab, oo ka dhacay tuulo hoostagta deegaanka...

Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka oo ka bilaabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shangaani ka bilaabatay  diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir Dadka...

Trump oo ku eedeeyay Zelensky inuu bilaabay dagaalka ka dib weerarkii weynaa ee Ruushka

Donald Trump ayaa Volodymyr Zelensky ku eedeeyay inuu bilaabay dagaalka Ruushka maalin kadib weerar ba’an oo Ruushku ku dilay...

Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood ?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.