image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Biyo dhaamin loo sameeyey dadka abaaruhu saameeyeen ee Badhan

Ururka Daryeel Foundation ayaa magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ka billaabay biyo dhaamin ay u samenayaan dadka ay sameeysay abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta degaankaas.

Mustafe Axmed Maxamed oo kamid ah dhallinyarada sameeyay biyo dhaamiskaas ayaa sheegay in sidoo kale ay biyo dhaamin ka sameyn doonaan gobalka Bari.

Mustafe ayaa u warramay weriyaha VOA ee Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.