image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Al-Shabaab oo dab-qabadsiiyay tuulooyin hoos taga Baxdo

Muqdisho (Onkod Radio)— Kooxda Al-Shabaab ayaa dab qabadsiiyay qaar ka mid ah tuulooyinka hoos taga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud.

Al-shabaab ayaa gubay guryo ay deganaayeen dad shacab ah, tuulooyinka la gubay ayaa kala ah Biyo Days oo 15Km u jirta Dagmo Baxdo iyo Tuulada Meegaag Duub ayaa Baxdo u jirta 18Km.

Maamulka degmada Baxdo ee Galmudug ayaa xaqiijiyay Gubitaanka, guryahan ay ku noolayeen dadka shacabka ah.

Al-shabaab ayaa rag ka tirsan waxaa ay asbuucii lasoo dhaafay ay gubeen Ceelal iyo Barkado ku yaalla deegaanno hoos taga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Tan iyo dhamaadkii 2020, Al-Shabaab, waxa ay cadaadis xooggan ku heysay dadka deggan tuulooyinka ay xukumaan.

Al-shabaab ayaa mudooyinkii dambe bilaabay beegsiga ay ku hayaan adeegyada muhiimka u ah shacabka Soomaaliyeed sida gubista guryaha, Ceelasha biyaha, Isgaarsiinta

DHANKA KALE.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gaaray qaar ka mid ah degaannada gobolka Galgaduud ee maalmihii la soo dhaafay dhibatada xooggan kala kulmayay Kooxda argagixisada Al-Shabaab.

Qoorqoor oo la hadlay dadka degaankaas wuxuu sheegay in loo diyaar garoobo sidii la isaga kicin lahaa Kooxda Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.