image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeyb galay shirka wasiirrada ee golaha Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha Dibada ee Golaha Jaamacadda Carabta, kaas oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, waxuuna gogol xaar u ahaa shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee lagu wado in la qabto 17-ka May.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray diyaar garowga shir-madaxeedka, iyadoo Wasiirradu ay si qoto dheer uga doodeen xaaladaha siyaasadeed, Dhaqaale iyo Amni ee ka taagan gobolka Carabta. Sidoo kale, waxa ay xoogga saareen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga Carbeed, iyadoo la tixgelinayo caqabadaha cusub iyo kuwa isbedelka ku yimid ee saameynta ku yeeshay dalalka xubnaha ka ah ururka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an horumarinta iskaashiga iyo midnimada dalalka Carabta, si loo helo xalal waara oo lagaga hortagayo caqabadaha iyo duruufaha taagan, loogana shaqeeyo nabad, xasillooni iyo horumar wadajir ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.