image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya.

War-saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in go’aankan uu qeyb muhiim ka ah ka qaadanayo dib u heshiinta iyo xaalada gobolka Bariga Dhexe.

Sidoo kale War-saxaafadeed  ayaa loogu baaqay dalalka Carabta Suuriya iyo kuwa kale in looga baahan yahay  wadajir iyo midnimo si loo gaaro horumar buuxa.

Ugu dambeyn qoraalka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya, ay ka shaqeyn doonto walaalnimada iyo ixtiraamka qaranimada dhammaan dalalka xubnaha Jaamacadda Carabta.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.