image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mukhalas tahriibinayay gabdho oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane mukhalas ahaa iyo afar Dumar ah oo uu doonayay inuu ka tahriibiyo magaalada Kismaayo, si ay u gaaraan dalalka Yurub.

Saraakiisha Booliska waxa ay sheegeen in marka uu dhammaado baaritaanka eedeysanaha uu wajihi doono caddaaladda, si maxkamadda awoodda u leh go’aan uga gaarto.

Ma aha markii koowaad ee Booliska Jubbaland, gaar ahaana Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ay gacanta ku soo dhigaan tahriibayaal, waxaana xusid mudan guud ahaan Soomaaliya ay Jubbaland kamid ah meelaha ay ku yaryihihiin isku dayada la xiriira tahriibka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.