image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Pakistan oo korortay

Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan.

Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan gaartay 10 qof, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal sare oo milatari.

Ha yeeshee afhayeenka milatariga Pakistan, Lt Gen Ahmed Sharif Chaudry, waxaa uu sheegay in 26 qof la dilay halka ku dhowaad 50 kalena ay ku dhaawacmeen weerarka.

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhaawacmay weerarkaas ay Hindiya ku beegsatay dalka Pakistan iyo Kashmir, qeybta ay Pakistan maamusho.

Labadii toddobaad ee u dambeeyay, labada dhinacba waxay qaadeen tillaabooyin ka dhan ah midba midka kale – oo ay ku jiraan cayrinta dublamaasiyiinta, joojinta fiisaha iyo xidhitaanka xuduudaha.

Laakiin dad badan ayaa filayey in ay sare u qaadi doonto nooc ka mid ah weerarrada xudduudaha – sida la arkay ka dib weerarradii Pulwama oo ay ku dhinteen 40 askari oo Hindi ah sanadka 2019.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.