image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay shirka golaha wadatashiga Qaran ee maanta furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Ra’iisul wasaare ku-xigeenka, hoggaamiyaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hir-shabeelle, Khaatumo iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

“Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in maanta uu si rasmi ah u furmay, loogana hadli doono dagaalka Al-shabaab iyo dhameystiraka Dastuurka” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Villa Somalia.

Geba-gabada shirkan ayaa waxaa la filaya inuu kasoo baxo war-murtiyeed ku aadan waxyaabaha lagu heshiiyay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.