image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dagaalka kooxda AS

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saacadihii lasoo dhaafay wuxuu magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay  wakiilka KMG ah ee howlgalka Afrika ee AUSSOM, Adebayo Kareem.

Kulanka ayaa waxaa lagu gorfeeyay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM, si gaar ah dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa u sheegay  wakiilka, in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay si dhow ula shaqeeyso howlgalka AUSSOM.

Sidoo kale labada mas’uul ayaa hoosta ka xariiqay in ay muhiim tahay in wada shaqeeyo joogta ah ay dhex marto.

Mr Adebayo ayaa dhankiisa uga mahad celiyay madaxweynaha iyo dowladda Soomaaliya, si loogu soo dhoweeyay dalka, isaga oo ballan qaaday in ay xoojin doonaan howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

Sikastaba, dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan waxa dalka ka ceyrisay madaxii hore ee howlgalka AUSSOM, kaddib markii lagu helay in uu ku xad gudbay madax bannaanida Qaranimada Soomaaliya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.