image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday

Waxaa maanta baaqday kulankii golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kaasi oo todobaadkii hore ku soo dhammaaday buuq iyo fodwo.

Farriin loo diray xalay xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay  in uu baaqday kulanka, balse maalinta Isniinta ah uu furmi  doono.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadooda yeesha maalmaha Sabtiga, Isniinta iyo Arbacada.

Sidoo kale waxaa taagan xiisadii ka dhalatay habkii golaha looga saaray Xildhibaan Cabdullaahi Abiib, iyada oo ay xusid mudan tahay in markii ay buuq u dhashay tallaabadaasi uu guddoomiyaha arrintaasi guddi.

Geesta kale gudoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe, ayaa hadda dalka ka maqan isaga oo shirka Ururka Baarlamaanada Carabta uga  qeyb galaya dalka Aljeeriya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.