image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xubno kamid ah golaha wasiirada oo laga mamnuucay ka qeyb galka fadhiyada golaha shacabka

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxa uu xildhibaano katirsan golaha shacabka ahna xubno katirsan golaha wasiirada waxa uu ka mamnuucay fadhiyada golaha shacabka.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha, ayaa lagu sheegay in sababo amni darteed, waxaana guddiga xeer-hoosaadka golaha shacabka uu ka codsaday in ay soo talo bixiyaan tallaabooyinka ku haboon  si waafaqsan xeer hoosaadka golaha shacabka.

Wasiirada laga mamnuucay kulamada, ayaa shalay la arkayay iyaga oo u gacan qaadaya xildhibaano mucaarad ah.

Xubnaha wasiirada ayaa kala ah.

1) Xil. Maxamed Cabdulqaadir  Xaaji ( Jeego) oo ah wasiir ku-xigeenka wasaaradda  Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya

2) Xil. Isaaq Maxamed Mursal  wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya

3) Xil. Cumar Cali Cabdi wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

4) Xil. Maxamed Cusmaan Cumar  wasiir dowlaha wasaaradda Qoyska

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa 20 xildhibaan oo kale oo mucaarad ah ka mamnuucay fadhiyada Baarlamaanka golaha shacabka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.