image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiye Aadan Madoobe oo 20 Xildhibaan ka mamnuucay fadhiyada golaha

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay fadhiyada golaha, sababo amni awgeed.

Warqad qoraal ah oo kasoo baxday guddoomiye Aadan Madoobe, ayaa lagu sheegay in 20 xildhibaanka looga mamnuucay kulamada Baarlamaanka sababo amni darro darteed.

Guddoomiyaha ayaa habdhowraha golaha shacabka ku amray in fadhiyada golaha shacabka uu ka joojiyo xildhibaanada hoos ku xusan magacyadooda waxa uu sidoo kale faray in guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda golaha shacabka, ay kasoo saraan go’aamo quseeya Anshaxa oo waafaqsan Xeer-hoosaadka golaha shacabka.

“Aniga tixraacaya qodobada kala ah: 14aad 16aad iyo 28aad ee Xeer-hoosaadka golaha shacabka, kuwaasi oo qeexayaha in guddoomiyaha golaha shacabka fulinta iyo dhowrista iyo ilaalinta nadaamka,” ayaa lagu yiri qoraalka guddoomiyaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.