image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka deegaanka ee Macawiisley oo howlgal ku dilay xubno katirsan Al-shabaab

Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Hoggaamiyaha Macawiisleyda aagagga degmada Mahadaay, Cismaan Beerey, oo howlgalkaas hogaaminaayey ayaa Warbaahinta dowladda ayaa sheegay  in howlgalka ay ku dileen dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab  ay weerarka ku qaadeen, isla markaana ay ka furteen hub iyo saanad ciidan.

Meydadka afarta xubnood ee ay dileen,  ayuu sheegay in Shabaab ay geeyeen deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Sidoo kale Cismaan ayaa carabta ku dhuftay in ciidamada deegaanka in ay la wareegay goobihii ay howlgalkaas ka fuliyeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.