image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay khataro ku soo wajahan Addis Ababa

Dawladda Maraykanka, ayaa digniin la xiriirta dhinaca ammaanka u dirtay muwaadiniinteeda ku nool magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

Qoraalkan digniinta ah oo lagu faafiyey website-ka Safaaradda Maraykanka ee Addis Ababa, ayaa lagu sheegay in khatar amni-darro ay markasta iyo xili walba ka dhici karto gudaba magaalada Addis Ababa, khatarahaasi oo ay ka mid yihiin kuwo amni-darro, mudaharaadyo, shilal iyo falal kale oo halis ku keeni kara muwaadiniinta Maraykanka ee jooga Addis Ababa.

Waxayna safaaraddu ay muwaadiniinteeda Maraykanka fartay inay mar walba muujiyaan feejignaan dheeraad ah, kana fogaadaan meelaha ay rabshaduhu ka dhici karaan ee gudaha Addis Ababa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.