image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jubbaland oo uga digtay shacabkeeda in ay qaataan Kaarka aqoonsiga Qaranka

Bayaanka kasoo baxay waraasaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland, ayaa loogu baaqay shacabka deegaanada Jubbaland in aysan qaadan kaarka aqoonsiga Qaranka, oo ay hirgelisay dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya.

Bayaanka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa lagu sheegay in Jubbaland aysan aqoonsaneeyn Kaarka aqoonsiga Qaranka, maadama uusan heysanin sharciyad heshiis lagu yahay, sidaas darteed ay Jubbaland u aragto hindise siyaasadeed aan wax sharci ah ku laheyn dowladnimada.

Sidoo kale waraasadda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa kula talisay shacabka ku nool deegaanada Jubbaland inaysn aqaadan waxkasto oo ka hor imaanaya shuruucda iyo nidaamka u degsan Jubbaland.

Ugu dambeyn wasaaradda waxa ay shacabka ugu baaqday in ay dhowraan nidaamka sharciga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland u dejisay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.