image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Tirada dhimashada weerarka Hindiya oo korortay

In ka badan 26 qof ayaa lagu dilay weerarka argagixiso ee ka dhacay Pahalgam, Jammu iyo Kashmir. Si kastaba ha ahaatee, warbaahinta Hindiya ayaa tebisay in ugu yaraan 28 qof ay naftooda ku waayeen weerarkaan.

Inta badan dadka dhintay waa dalxiisayaal, waxaana weerarkan lagu tilmaamay kii ugu dhimashada badnaa ee waayahaan halkaa ka dhaca.

Qaar ka mid ah madaxda caalamka ayaa falkaan lagu beegsaday dalxiisayaasha ku tilmaamay fal argagixiso.

Booliska Delhi ayaa kor u qaaday tallaabooyinka lagu sugayo ammaanka guud ahaan magaalada weerarka kadib, iyadoo la arkayo askar feejigan oo dariiqyada tuban.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha