image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shiinaha oo digniin u diray dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale la galaan Mareykanka

Shiinaha, ayaa Isniintii ku eedeeyey Xukuumadda Washington inay ku-takri-falayso cashuuraha, waxaanay digniin u dirtay Dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale oo ballaadhan la galaan Maraykanka.

Sidoo kale Shiinaha ayaa ka dhawaajiyay in dowladda Mareykanka ay kharashkooda ku bixiyaan, iyagoo kor u qaaday hadal-hayntiisa dagaalka ganacsi ee xargaha goostay ee u dhexeeya labada waddan ee ugu dhaqaalaha badan adduunka.

Beijing ayaa sheegtay in ay si adag uga soo horjeedo Cid kasta oo heshiis la gasha Maraykanka talaabo na ay Ka qaadi doonto Dalalka isku la safta Maraykanka ee heshiis la gala sida lagu xusay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga Dawladda Shiinaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.