image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faah faahino laga helay dagaal xooggan oo ka dhacay duleed magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe ku qadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku lee yihiin duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha ee magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa la tilmaamay inuu ku biloowday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaalka toos ah oo labada dhinac ay isku adeegsanayeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Ilaa iyo hadda si rami ah looma oga khasaaraha dagaalka labada dhinac ka soo kala gaaray.

Sidoo kale Weli laamaha amniga ee dowladda Soomaaliya kama aysan hadlin khasaaraha xalay kasoo gaaray dagaalka ay Al-shabaab ku oo qadeen duleedka deegaanka Ceelasha Biyaha ee magaalada Muqdisho.

Sikastaba, weerarkan ayaa ku soo beegmaya xili kooxda Al-shabaab ay kordhisay weerarada ay ku qaadeyso fariisimaha ciidanka dowladda ay ku lee yihiin deegaanada iyo degmooyinka ku yaalla gobolada bartamaha iyo Koonfurta dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.