image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Namibia oo amartay in la tarxiilo 500 oo ruux oo u dhashay Mareykanka

Madaxweynaha Namibia ayaa amartay in la tarxiilo 500 oo Mareykan ah kadib markii ay Mareykanka ku eedeeysay inuu si gaar ah u bartilmaameedsanayo dadka Afrikaanka ah ee ku sugan dalkaas.

Waxay sheegtay in haddii aad si sharci darro ah u gasho Mareykanka adigoo aan Visa haysan, isla sidaas ayaa loo dabaqayaa Namibia, waxaana la kordhiyay khidmada Visa ee loogu talagalay Mareykanka.

Dhanka kale, waxay soo jeedisay in aanay jirin qof Afrikaan ah oo u baahan Visa si uu u booqdo Namibia, iyadoo ku tilmaantay in dalalka Afrika ay is-jecel yihiin, ayna tahay in aan si xor ah isku booqano, iyada oo aan Fiisa loo baahneyn.

Waxay kaloo sheegtay in Fiisa uu ahaa qalab uu abuuray caddaanka si ay u xakameeyaan Afrikaanka iyo kheyraadkooda dabiiciga ah, waxayna ku baaqday in hadda la isticmaalo shuruudaha Visa si looga hortago inay dadka caddaanka ah ka soo noqdaan oo ay sii xadaan kheyraadkeena.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.