image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta la filaya in kulankoodi caadiga ahaa ku yesheen xarunta Villa Hargeysa, kaddib muddo ay fasax ku jireen.

Xoghayaha joogtada ee golaha shacabka, ayaa xalay xildhibaanada u diray farriin ku aadan in ay soo xaadiraan kulanka golaha, inkasto aan la shaacin ajandaha kulanka, hadana waxaa la filayaa inuu la xiriiro doodaha socda ee ku saabsan Dastuurka iyo jiheynta doorashada Dalka.

Kulamadan ayaa qeyb ka ah kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka, iyada oo labada gole ay si wadajir ah uga doodayaan arrimaha la xiriira mustaqbalka siyaasadda dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.