image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka oo ka bilaabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shangaani ka bilaabatay  diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ee gobolka Banaadir

Dadka deegaanka ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha diiwaan-gelinta, iyaga oo muujinaya rabitaan xooggan oo ku aaddan inay codkooda dhiibtaan si ay u doortaan wakiillada matalaya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Amiir, ayaa noqday mas’uulkii ugu horreeyay ee isdiiwaangeliya, arrintaas oo dhiirrigelin weyn u noqotay shacabka kale si ay uga qeyb qaataan geeddi-socodka doorashada.

Doorashadan ayaa ah mid taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu horreysay muddo 50 sano ah oo shacabka fursad u helayaan inay si toos ah u doortaan xubnaha golayaasha deegaanka.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa horey u sheegay in guddigu diyaar u yahay qabashada doorashada, islamarkaana ay haystaan dhammaan agabkii iyo farsamadii loo baahnaa.

Tani waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xaqiijinayo hannaan doorasho oo hufan, kuna saleysan nidaamka qof iyo cod.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.