image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen sacaadihii lasoo dhaafay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Howlgalka ayaa la sheegay inuu iugu jiray  mid weerar dhulka ah iyo duqeyn cirka ah oo si wadajir ah u fuliyeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka.

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay inta uu howlgalka socday in ay ku dileen 15 xubnood oo katirsan Al-shabaab, ayna ku burburiyeen saddex gaari oo labo ay ahayeen gaadiid dagaal mid kalana uu ahaa Ambalaas u adeegsanayeen  qaab military.

Saraakiisha ayaa xaqiijiyay in xubnaha howlgalka lagu dilay uu kamid yahay  Bashiir Axmed Dhuxul (Bashiir Caadle)  oo ahaa madaxii  Dacwada Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sikastaba, Taliska ciidanka xoogga ayaa horay u sheegay in howlgallada ka socda deegaanada Hir-shabeelle ay yihiin kuwa lagu doonayo in lagu ciribtiro Shabaabka ku sugan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.