image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu Lafta-garen kala hadlay Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan muhiim ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Arrimo dhowr ah oo muhiim u ah mustaqbalka Gobolka, waxaana ka mid ahaa: Amniga, Siyaasadda, iyo Mashaariicda Horumarineed ee ka socda guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha iyo ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ayaa iska xog-waraystay xaaladda Amni ee Deegaanada Koonfur Galbeed, Taageerada ay u baahan yihiin Bulshada iyo dadaallada socda ee lagu Daadejinayo Adeegyada Dowladda.

Sidoo kale, waxaa kulanka lagu falanqeeyay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay, si loo dardargeliyo mashaariicda Horumarineed iyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.