image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in la dilay Gaashaanle sare Nuur Farey  Taliyihii Guutada 14 October ee xoogga dalka , kaddib markii nin xiran dareeska ciidanka uu raasaas ku furay.

Taliyaha ayaa la sheegay in xiliga dilka loo geysanayay uu ku sugnaa deegaanka Cadow Dibile oo u dhaxeeya degmada Afgooye iyo Laanta Buure ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana la tilmaamay xiliga rasaasta ku dhaceysay uu ka soo baxay guri goobta ku yaalla.

Taliyaha ayaa lagu xasuusta inuu inta badan isku daba ridi jiray howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidoo kale xogo kale ayaa sheegaya in marka la dilayay Taliyaha uu la hadli rabay askar Feel ku jirtay oo loo diyaarinayay howlgalk ka socda Shabeellaha Hoose.

Ilaa iyo hadda lama oga in askariga ku labisnaa dareeska ciidanka uu ahaa qof Al-shabaab katirsan ama ciidanka dowladda, balse waxaa la sheegay in askariga dilay Taliye Nuur Farey, asigana la toogtay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.