image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya oo amartay inay dalka ka baxdo haweeney ajnabi ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd madaxa arrimaha gargaarka ee dowladda, sida aan ka soo xigannay wargeyska Global Bar Magazine.

Sababta ayaa lagu sheegay khilaaf soo kala dhex galay labada dhinac.

Anna Saleem Hogberg, waxay tan iyo 2022-kii ahayd madaxa arrimaha gargaarka u qaabilsan dowladda Sweden.

Intaas ka horna, shaqa tan lamid ah ayay ka heysay dalka Suudaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay go’aankan ka dhanka ah haweeneydan gaartay bishii la soo dhaafay ee Maarso.

Ilo xog-ogaal ah oo la hadlay wargeyska ayaa sheegay in khilaaf soo kala dhex galay Anna Saleem iyo raysal wasaaraha Soomaaliya iyo xafiiskiisa ay sabab u tahay ceyrinteeda.

Dowladda Soomaaliya weli kama hadlin arintan.

cayrinta ku sababeyey “xiriir aan wanaagsanayn” oo u dhexeeyey Högberg iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre. Warbixinta sidoo kale waxay sheegtay in Högberg lagu eedeeyey “inay sumcad-dil ku samaysay dowladda Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.