image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Magaalooyin kamid ah Soomaaliya oo maanta ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga

Iyada oo shalay inta badan dalalka Islaamka iyo deegaanada Soomaalida si wadajir ah looga ciiday, ayaa maanta waxaa jira dad Soomaaliyeed oo ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga.

Magaalooyinka Saakay Salaada Ciida laga Oogay waxaa kamid ah, Muqdisho, Baladweyne, Caabduwaaq, Garoowe, waxeyna Shacabka Ciidayay ay shegeen inay maanta u tahay maalinta Koowaad ee Ciida Soonfureed.

Geesta kale magaalada Muqdisho, waxaa saakay Salaada Ciida shacabka fara badan la Tukaday guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Towfiiq Sheekh Shaakir iyo xertiisa Ahlu-sunna oo ay qeyb ka yihiin mas;uuliyiin horay uga tirsanaa maamulka Galmudug, oo ayagana ay maanta Ciidayay.

Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka shacabkiisa ay isku khilaafaan dhalashada bilaha Soonka iyo Soon furka, iyada oo ay xusid mudan tahay in go’aanada ugu dambeeyo ay soo saarto dowladda fedeeralka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa xusid mudan in ay jiraan wadamo badan oo Islaam ah in ay maanta u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, iyaga oo sheegay in aysan arkin bisha Soonfur.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.