image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Horjoogayaal katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-shabaab, oo ka deegaanka Geelgub ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

War-saxaafadeed kasoo baxay NISA, ayaa lagu shaaciyay in howlgalka lagu dilay 21 xubin oo isugu jira horjoogayaal iyo dagaalamayaal katirsan Al-shabaab.

Sidoo kale Taliska NISA, ayaa sheegay in howlgalka uu isugu jiray Cir iyo dhul ah si wadajir ah u fuliyeen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleey, isla markaana howlgalka uu u dhacayay sidii loo baahnaa.

Ugu dambeyn Taliska NISA, ayaa ugu baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay ka fogadaan goobaha bartilmaameedka ah ee lagu beegsanayo kooxda Al-shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.