image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kalkaaliso 7 sanno ka hor laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo

Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal lagu baahiyay Kanaal Youtube ah, tan iyo markii la afduubtay.

Kalkaalisada oo laga afuubtay magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay kooxaha afduubtay heystaan muddo 7 sanno ah, iyada oo aan la ogeyn halka ay la adeyn kooxaha afduubka u geystay.

Fiidiyowga Sonja, ayaa waxa ay dowladda Jarmalka kaga codsaneysa in xoojiso dedaalada lagu soo deynayo, maadama ay sheegtay in noolasheyda ay kharar ku jirto haddii ay ku sii jirto afduubka.

Kalkaalisada ayaa 2-dii May 2018-kii waxaa laga afduubtay magaalada Muqdisho, waxaana maalmihii dambe soo baxayay xo ku aadan in aysan nooleyn, balse waxaana muqaalka uu cadeeynaya in weli ay ku jirto gacanta kooxihii afduubtay ayna nooshahay.

Warar kale ayaa sheegaya in kooxaha afduubka u geystay ay kamid yihiin shaqsiyaad katirsanaa Ilaalada ICRC, waxaana ay dalbadeen lacag madax furasho ah oo malaayiin dollar ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.