image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Bari.

Meleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan ayaa weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso, waxaana dagaal kooban oo halkaasi ku dhex maray ciidamada amniga iyo maleeshiyaadka ku geeriyooday hal ruux oo katirsanaa maleeshiyadka weerarka soo qaaday.

Ciidamada amniga ee Saldhigga Boosaaso, ayaa iska caabiyay weerarka taasi oo keentay in raggii weeraka soo qaaday la jibiyo.

Sidoo kale Puntland ayaa ciidamo dheeraad ah geysay saldhigga si looga hortago isku day walbo oo la xiriira weerarka ku soo qaadan maleeshiyaadka.

Geesta kale iska hor-imaadka dhex maray ciidamada amniga iyo maleeshiyadka hubeysan ayaa daba socda kaddib markii dhowaan ciidamada ammaanka ee Puntland ay qabteen hub fara badan oo maleeshiyaad weerarka soo qaaday ay lee yihiin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.