image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa weydiistay dadka gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee gobolkaas.

Arrintan ayaa timid ka dib markii maamulku u kala jabay laba garab; qaar taabacsan Debretsion Gebremikael oo hore u ahaa madaxweynihii kililkaas, iyo Gatechew Reda oo madaxweyne ka noqday wixii ka dambeeyey heshiiskii Pretoria.

Xafiisyada maamulka ayaa waxaa hadda gacanta ku haya garabka Debretsion oo gacan ka helaya dabley hubaysan, halka Getachew uu ku tilmaamay in gobolka “inqilaab” lagu haysto.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.